SOCIAL MEDIA MANAGER (VOLUNTEER)

Codka Ubax Podcast waxa uu raadinayaa qof isdire ah (Volunteer) oo masuuliyaddiisu tahay qodobbada hoos ku qoran ee lixda ah.
Waxa aannu raadinaynaa qof la kora Codka Ubax, rabana in uu ka mid noqdo hawlwadeennada firfircoon oo u heellan in ay meel sare gaadhsiiso yoolka barnaamijkan.

Haddii aad isu aragto in aad ku habboon tahay booskan, aqoonna aad u leedahay, jeceshahayna in aad ka mid noqoto dad ku taageera oo wadajir u guulaysta, soo dalbo. Waxa aad heli doontaa horumar nafeed iyo mid shaqeedba.

Shaqadan waa mid aad ka qaban karto meel kasta oo aad ku nooshahay adduunka.

CONTENT CREATION

  • Write social media posts
  • Write blog posts
  • Design banners
  • Take & edit photos
  • Take & edit videos
  • Record podcasts
  • Invite guest contributors
  • Repurpose content from one channel to another

BUILD CAMPAIGNS

  • Ad buys
  • Manage paid promo

SET STRATEGY

  • Align to organization goals
  • Coordinate content calendars
  • Manage influencer & advocate programs

ACCOUNT MANAGEMENT

  • Set permissions
  • Manage account security

MONITOR & RESPOND

  • General customer service
  • PR crisis comms
  • Partner outreach
  • Trending topics
  • Community engagement

COVER LIVE EVENTS

  • Promote speakers
  • Take photos
  • Promote hashtags
  • Live tweet
  • Respond to attendees
  • Summerize

Si aad u dalbato booskan, fadlan raac oo buuxbuuxi foomkan:
https://forms.gle/bAmRJ7snTjRGmsFP6

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *