Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. […]
Ciid Wanaagsan
Carruurnimadaadii, sidee ayaad u ciidi jirtey? Su’aashan ayaannu weydiinnay ehel iyo asxaab kala duwan oo maanta ku ciidayay magaalada Hargeysa. […]
Dalxiiskii Riyada
Ridwaan Iid “Hilawle” waa halabuur curiya suugaanta, sameeya laxammada heesaha, sidoo kalena ku luuqeeya cod aad loo jeclaysto. Dhegaysi wacan!
Digrigii Xubbiga
Waa silsilad-suugaaneed ka dhalatay geeri naxdin leh oo kala geysay lammaane ku ballansanaa in ay is guursadaan. Dhacdadan iyo suugaanta […]
Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha
Cumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, […]
Saamaynta Maalka & Maanka ee Dabka Hargeysa
Saamayn dhaqaale oo muuqata ayuu dabkii Hargeysa ku yeeshay shacabka. Sidoo kale mid maskaxeed ma ku yeelan karaa? Sidee looga […]
Deegaanka & Duurjoogta: Huda Cali Banfas
Waa barnaamijka Deegaanka & Duurjoogta. Waxa aan xaaladda duurjoogta dalka kala sheekaystay Huda Cali Banfas oo shaqadeedu tahay badbaadada iyo […]
Fanka & Suugaanta: Cabdirixiin Siddiiq “Heello”
Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta oo uu markan marti ku yahay Cabdirixiin Siddiiq “Heello”. Dhegaysi wacan!
Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi
Waa barnaamijkii kowaad ee ku baxa maqal & muuqaal. Qaybtani waa dhegaysi, haddii aad doonayso in aad daawato qaybtan, booqo […]
Waa Layga Guursaday 6
Waa qaybtii lixaad ee taxaneheennii “Waa Layga Guursaday”. Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko, ta kowaad waxa la […]