Carruurnimadaadii, sidee ayaad u ciidi jirtey? Su’aashan ayaannu weydiinnay ehel iyo asxaab kala duwan oo maanta ku ciidayay magaalada Hargeysa. Dhegaysi wacan!