Codka Ubax

Network

  • Home
  • About
  • Episodes
  • Blog
  • Contact
  • Facebook Profile
  • Apple Podcasts
  • Google Podcast
  • YouTube Channel
  • RSS Feed
Donate
Toggle navigation

Category: Season 2

Posted in: Podcast Season 2

Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/842/suugaanta-weedhsame-noocyadeeda.mp3

Abwaan Weedhsame waxa uu macallin ahaa in ka badan 15 sanno, sidee macallinnimadiisu u saamaysaa suugaanta uu abuuro? Sidoo kale […]

Posted in: Podcast Season 2

Tabaha Hagidda Bulshada

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/839/tabaha-hagidda-bulshada.mp3

Hababka ugu saamaynta badan ee wax loo gudbiyo waxa ka mid ah habka maadda iyo qosolka. Sooraan Ismaaciil waxa uu […]

Posted in: Podcast Season 2

Dhisidda Kalsoonida Qoyska

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/833/dhisidda-kalsoonida-qoyska.mp3

Hadalhaynta tusaalayaasha togan ayaa inta badan ka saamayn iyo waxtar badan buunbuuninta mushkiladaha taagan. Wax badan ayaynu aragnaa sheekooyinka taban […]

Posted in: Podcast Season 2

Jacaylka & Nacasnimada Maxaa Ka Dhexeeya?

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/824/jacaylka-nacasnimada-maxaa-ka-dhexeeya.mp3

Marka jacayl dhab ahi ku hayo, waxa kaa tegaya go’aanka. Waxa kugu badanaya dabacsanaanta iyo u hoggaansamidda xaalado aanad beryaha […]

Posted in: Podcast Season 2

Maxamed M. Cabdi “Haykal”

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/819/maxamed-m-cabdi-haykal.mp3

Inta badan dhaqanka miyiga iyo Soomaalidii hore waxa aynu ku eegnaa indho kalgacayl leh, tusaalooyin badan oo toganna waynu u […]

Posted in: Podcast Season 2

Cabdillaahi Xasan Ganey

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/811/cabdillaahi-xasan-ganey.mp3

Waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya suugaanta Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey iyo waxbarashadiisa, sidee ayay se isu la fal galaan? Heesihiisa […]

Posted in: Podcast Season 2

Difaaca Nebiga

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/804/difaaca-nebiga.mp3

Waxa dunida maanta ka jira olole lagu ceebaynayo Nebigeenna Muxammad ﷺ. Waa muhiim in laga dhiidhiyo, laakiin waa sidee habka […]

Posted in: Podcast Season 2

Cisbitaalka Jacaylka

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/797/cisbitaalka-jacaylka.mp3

Qofku marka uu jidhka ka bukoodo, cisbitaalka ayuu tagaa, daawooyinna ka soo qaataa. Haddii se jacayl ku xumaado, halkee la […]

Posted in: Podcast Season 2

Sucaad Carmiye

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/792/sucaad-carmiye.mp3

Isbeddel kasta oo bulshada ku cusubi waxa uu la kulmaa cadaadis iyo cabbudhin. Sucaad Carmiye Odowaa waxa ay go’aansatay in […]

Posted in: Podcast Season 2

Abwaan Khaliif Faarax Xayir & Socdaalkii Dheeraa

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/787/abwaan-khaliif-faarax-xayir-socdaalkii-dheeraa.mp3

Abwaan Khaliif Faarax Xayir isaga oo yar ayuu gurigoodii ka tegay, waa dalmar soo arkay dhul tiro badan oo dalka […]

Posts navigation

Older Entries
Categories
  • Blog (32)
    • Stories (31)
      • Qayladhaan Dumar (7)
      • Waa Layga Guursaday (22)
    • Storytelling (3)
  • Podcast (34)
    • Season 1 (12)
    • Season 2 (19)
    • Season 3 (3)
Subscribe now!

subscribe-itunes

iTunes Stitcher Google Play RSS

New Episode Each Week!

Listen or download episodes on Google, iTunes, Spotify or any your favorite podcast platform.

Spotify Google iTUNES

Don’t miss our weekly episodes. Subscribe now!

  • Facebook Profile
  • Apple Podcasts
  • Google Podcast
  • YouTube Channel
  • RSS Feed
© 2021 Codka Ubax. All Rights Reserved.