Codka Ubax

Podcast

  • Home
  • About
  • Episodes
  • Blog
  • Contact
  • Facebook Profile
  • Apple Podcasts
  • Google Podcast
  • YouTube Channel
  • RSS Feed
Donate
Toggle navigation

Category: Season 1

Posted in: Podcast Season 1

Su’aalaha Dhegaystaha 1

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/549/suaalaha-dhegaystaha-1.mp3

Su’aalo badan oo ay dhegaystayaashu soo weydiiyeen daaddihiyaha Codka Ubax ayaa barnaamijkan sal u ah. Amina-Isir ayaa qaybtan gadhwadeen ka […]

Posted in: Podcast Season 1

Fathia Absie

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/545/fathia-absie.mp3

Bulshooyinka Soomaalidu aad ayay jacaylka u qaddariyaan, una weyneeyaan dhanka fanka iyo suugaanta marka ay tahay. Balse nolosha caadiga ah, […]

Posted in: Podcast Season 1

Dhaqanka Akhriska ee Sweden

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/541/dhaqanka-akhriska-ee-sweden.mp3

Sweden waxa ay aaminsan tahay, ardayga haddii aan afkiisa hooyo lagu barin iskuulka, afafka kalena wax hagaagsan ka baran maayo. […]

Posted in: Podcast Season 1

Carruur Cag Weyn 2

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/537/carruur-cag-weyn-2.mp3

Waa sidee xaaladda qoysaska Soomaalida ah ee deggan Sweden? Waxa aan kala sheekaystay Khadra iyo Hana. 

Posted in: Podcast Season 1

Sihaam Muumin

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/533/sihaam-muumin.mp3

Waxbarashadu waxa ay ka mid tahay tiirarka horumarka ee ugu waaweyn. Sihaam waxa ay heshay deeq waxbarasho oo Maraykanka ah, […]

Posted in: Podcast Season 1

Sh. Dalmar & Qiimaha Nolosha

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/518/sh-dalmar-qiimaha-nolosha.mp3

Nolosha maxaa qiime u yeela, farxadda se miyaa loo shaqaystaa?

Posted in: Podcast Season 1

Abwaan Qalinle & Mushkiladaha Haasaawaha

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/514/abwaan-qalinle-mushkiladaha-haasaawaha.mp3

Abwaan Cabdiqaadir Qalinle waa saaxiib ka maansooda jacaylka iyo hawlihiisa. Maanta, Qalinle waxa uu ka faalloonayaa mushkiladaha haasaawaha.

Posted in: Podcast Season 1

Koboca Maandooriyaha

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/510/koboca-maandooriyaha.mp3

Bulsho si ay horumar u gaadho, waa in ay jidhka iyo garaadkaba ka korranaataa. Waxa bulshada ku soo badanaya isticmaalka […]

Posted in: Podcast Season 1

Jigjiga & Jeel Ogaadeen

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/506/jigjiga-jeel-ogaadeen.mp3

Hamse waxa uu ka mid ahaa maxaabiistii ku xidhnayd jeelka caanka ah ee Jeel Ogaadeen loo yaqaanno, kuna yaalla magaalada […]

Posted in: Podcast Season 1

Carruur Cag Weyn 1

https://secureservercdn.net/160.153.137.170/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/502/carruur-cag-weyn-1.mp3

Waa maxay sababta loo la yaabo marka la arko lammaane isku faraxsan, miyaanay ahayn in lala yaabo labada kale. Raggu […]

Posts navigation

Older Entries
Categories
  • Blog
  • Podcast
  • Qayladhaan Dumar
  • Season 1
  • Season 2
  • Season 3
  • Season 4
  • Season 5
  • Stories
  • Storytelling
  • Waa Layga Guursaday
Subscribe now!

subscribe-itunes

iTunes Stitcher Google Play RSS

New Episode Each Week!

Listen or download episodes on Google, iTunes, Spotify or any your favorite podcast platform.

Spotify Google iTUNES

Don’t miss our weekly episodes. Subscribe now!

  • Facebook Profile
  • Apple Podcasts
  • Google Podcast
  • YouTube Channel
  • RSS Feed
© 2022 Codka Ubax. All Rights Reserved.