Codka Ubax

Podcast

  • Home
  • About
  • Episodes
  • Blog
  • Contact
  • Facebook Profile
  • Apple Podcasts
  • Google Podcast
  • YouTube Channel
  • RSS Feed
Donate
Toggle navigation

Category: Podcast

Posted in: Podcast Season 4

Nidaamka Doorasho ee Somaliland

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/933/nidaamka-doorasho-ee-somaliland.mp3

Dhallinyar badan oo ay da’doodu ka yar tahay 31 jir, ayaa markii u horreysay noloshooda codayn doona oo soo dooran […]

Posted in: Podcast Season 4

Guurso Inta Aanad Bac Yeelan

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/927/guurso-inta-aanad-bac-yeelan.mp3

Quruxda iyo degganaanshaha reerku waxa uu ku xidhan yahay isfahan dheeraad ah oo ka dhasha wadahadal iyo in si joogto […]

Posted in: Podcast Season 3

La Cawee Codka Ubax

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/922/la-cawee-codka-ubax.mp3

Waa maalin Jimce ah, waxa aannu ku sugan nahay beer ka mid ah beeraha waaweyn ee degmada Arabsiyo. Waxa Codka […]

Posted in: Podcast Season 3

Hiilka Ubadka Baahiyaha Gaarka Ah Leh

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/918/hiilka-ubadka-baahiyaha-gaarka-ah-leh.mp3

Maxaa looga jeedaa baahiyaha gaarka ah, weli se ma is weydiisay inta nooc ee ay u qaybsamaan. Waxa laga yaabaa […]

Posted in: Podcast Season 3

Waa Layga Guursaday 3

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/914/waa-layga-guursaday-3.mp3

Waa qaybtii saddexaad ee taxanaheennii “Waa Layga Guursaday”. Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa laba sheeko oo la kala yidhaa “Hooyaan […]

Posted in: Podcast Season 3

Himilada Ciyaaraha Hablaha

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/910/himilada-ciyaaraha-hablaha.mp3

In bulshadu, rag iyo dumarba, yeelato goobo ay ku dadkeedu ku ciyaaraan, kuna jimicsadaan, waxa ay korisaa caafimaadkeedka jidheed iyo […]

Posted in: Podcast Season 3

Ayeeyo Xaawa Ismaaciil

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/906/ayeeyo-xaawa-ismaaciil.mp3

Aan idin baro ayeeyday Xaawa Ismaaciil. Ayeeyo waa qofka aan doonayo in aan u dabbaaldego bishan haweenka awgeed. Ma aha […]

Posted in: Podcast Season 3

Xidhiidhka Afka & Dhaqanka

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/902/xidhiidhka-afka-dhaqanka.mp3

Xidhiidh noocee ah ayaa ka dhexeeya afka iyo dhaqanka, sidee ayaanay isu saameeyaan? Dhaqanku weligii meeshiisa taagnaan maayo, ayuu qabaa […]

Posted in: Podcast Season 3

Digtoorkii Bajaajta

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/897/digtoorkii-bajaajta.mp3

Qof aad si kedis ah ula kulantay oo aad ka heshay, sidaasna aad ku kala lunteen, sideed ku heli lahayd? […]

Posted in: Podcast Season 3

Caweyska Hargeysa & Galaydh

https://secureservercdn.net/160.153.138.114/95r.bd6.myftpupload.com/episode-player/893/caweyska-hargeysa-galaydh.mp3

Maxamed Galaydh waa suugaanyahan ka mid ah dadka aan xiiseeyo in aan wakhti la qaato, mar kasta oo aannu isu […]

Posts navigation

Older Entries
Newer Entries
Categories
  • Blog
  • Podcast
  • Qayladhaan Dumar
  • Season 1
  • Season 2
  • Season 3
  • Season 4
  • Season 5
  • Stories
  • Storytelling
  • Waa Layga Guursaday
Subscribe now!

subscribe-itunes

iTunes Stitcher Google Play RSS

New Episode Each Week!

Listen or download episodes on Google, iTunes, Spotify or any your favorite podcast platform.

Spotify Google iTUNES

Don’t miss our weekly episodes. Subscribe now!

  • Facebook Profile
  • Apple Podcasts
  • Google Podcast
  • YouTube Channel
  • RSS Feed
© 2022 Codka Ubax. All Rights Reserved.