Codka Ubax

Podcast

  • Home
  • About
  • Episodes
  • Blog
  • Contact
  • Facebook Profile
  • Apple Podcasts
  • Google Podcast
  • YouTube Channel
  • RSS Feed
Donate
Toggle navigation

Category: Waa Layga Guursaday

Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Huda Waan Ka Baqayaa

Huda Waan Ka Baqayaa Qorshuhu waxa uu ahaa in aanan ku raagin Addis Abeba. Tii Alle ayaanan xisaabtaba ku darsan. […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Inankii Jaarka

Inankii Jaarka Waxa aannu soo dhex degnay xaafad dadkeedu aanay iska war hayn. Guri kasta deyr ayaa ku wareegsan, gudaha […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Aan Kula Guursado

Aan Kula Guursado Qurbaha ayuu ka yimid. Waa sannadkii 2012-kii, dugsiga sare ayaan ku jirey, da’dayduna aad u ma weynayn. […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Hooyaa I Tidhi Ha Guursan

Hooyaa i tidhi ha guursan Sannadka, 2011. Iskuulka, markaasaan dhammeeyey. Sheeko dumar, ma aqaan. Magaalada dalxiis ayaan ku ahay. Saddex […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Jacayl-ku-xigeen

Jacayl-ku-xigeen Dardaaranka macallinka imtixaanka qaadaya waxa ugu horreeya ”dhinacyadaada ha eegin, hortaada uun eeg.” Anna xagga dambe ayaan eegayaa. Waa […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Beerlula

Beerlula Marka horeba in aan seexdo ayaan rabay. Aroorta shaqo ayaa i sugaysa. Dhinaca ayaan dhulka dhigay. Balse hal mar […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Duco Iyo Habaar

Duco iyo habaar Markii u horreysay ayaan dalka imid. Magaalada oo keli ah maan baran, isaguna wuu i soo dhoweeyey. […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Sannad Baan Is Qabnay

Sannad baan is qabnay Gurigooda ayaan hor mari jirey. Subax kasta marka aan jaamacadda tegayo, halkaas ayay taagnayd. Subax kasta […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Hooyaan Noolayn!

Hooyaan Noolayn! Maxaan sameeyaa? Waa run, aniga ayaa ka guursaday. Nin ayaan ka raacay. Ilaahay ayaan ku dhaartaye, sheekadan muddo […]

Read more
Posted in: Blog Stories Waa Layga Guursaday

Axmed & Sahra

Axmed & Sahra Wiil dhallinyar ah ayaan ahaa, wakhtigiisa qaadanaya. Nin wax badani hoos marayaan, balse isu haysta in uu […]

Read more

Posts navigation

Older Entries
Categories
  • Blog
  • Podcast
  • Qayladhaan Dumar
  • Season 1
  • Season 2
  • Season 3
  • Season 4
  • Season 5
  • Stories
  • Storytelling
  • Waa Layga Guursaday
Subscribe now!

subscribe-itunes

iTunes Stitcher Google Play RSS

New Episode Each Week!

Listen or download episodes on Google, iTunes, Spotify or any your favorite podcast platform.

Spotify Google iTUNES

Don’t miss our weekly episodes. Subscribe now!

  • Facebook Profile
  • Apple Podcasts
  • Google Podcast
  • YouTube Channel
  • RSS Feed
© 2022 Codka Ubax. All Rights Reserved.