SOCIAL MEDIA MANAGER (VOLUNTEER) Codka Ubax Podcast waxa uu raadinayaa qof isdire ah (Volunteer) oo masuuliyaddiisu tahay qodobbada hoos ku […]
Read moreDigtoorkii Bajaajta
Waxa aan dhegaystay barnaamijkii ”Tufaaxii Aan Tirsaday” ee Codka Ubax. Way dhacdaa in qofku la kulmo qof ay naftu ka raacdo, […]
Read moreCisbitaalka Jacaylka
Kaftan iyo ciyaar ayaan u haystay, caawa se hortiisa ayaa la i joojiyey. Dhabarkayga waxa jira mugdi, hortaydana waxa qotoma […]
Read moreDux U Yeel Qoraalkaaga
Qaybta 1-aad Qaybtan u horreysa ee qorallada taxanaha noqon doona, waxa aynu kaga hadlaynaa afarta calaamadood ee kala ah ta […]
Read moreQayladhaan Dumar 7
Sheekada 7-aad Aniga ninkii igu yidhi shaqo ayaan ku geynayaa, ayaa qol sariir dhex taallo i geeyay. Habeen ayaannu isku […]
Read moreQayladhaan Dumar 6
Sheekada 6-aad Waxa aan u baxay waxbarasho dalka Sudan ah, sannadkii 2014-kii, waana halka noloshaydu isku beddeshay. Waxa aan qaatay […]
Read moreQayladhaan Dumar 5
Sheekada 5-aad Magacaygu waa Aamina. Dhawr sanno ka hor markii aan jaamacadda dhammeeyey, ayaan u soo guuray Afrika oo aan […]
Read moreQayladhaan Dumar 4
Sheekada 4-aad Aqoon ayaannu isku lahayn oo waxaas ka maan filayn. Weliba xaas ayuu lahaa. Maalin ayuu ila soo xidhiidhay, […]
Read moreQayladhaan Dumar 3
Sheekada 3-aad Waxa aan ahay shaqaale-hoosaad ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland. Maamulaha xoghayntiisa, ayaan ka sii hooseeyaa. Maalin […]
Read moreQayladhaan Dumar 2
Sheekada 2-aad Waxa jira macallimiin caado ka dhigtay in ay derajooyin wanaagsan ku siiyaan hablaha kolba sida ay isu dhex […]
Read more