Waa barnaamijkii labaad ee taxanaha barnaamijyada aynu ku eegayno ganacsatada yaryar ee bilowga ah. BarnaamijkanI waxa uu diiradda saari doonaa […]
Browse Episodes
Dhallinyarada & Bilowga Ganacsiga: Fursadaha & Caqabadaha
Waa barnaamijka kowaad ee taxanaha aynu kaga hadli doonno dhallinyarada iyo ganacsiyada yaryar. Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa fursadaha iyo […]
Sannadguurada Kowaad ee Codka Ubax
Waa sannad cusub iyo Season 3. Waxa aannu dib u eegaynaa sannadkii tegay iyo barnaamijyadii baxay sannadkaas. Sidoo kale waxa […]
Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda
Abwaan Weedhsame waxa uu macallin ahaa in ka badan 15 sanno, sidee macallinnimadiisu u saamaysaa suugaanta uu abuuro? Sidoo kale […]
Tabaha Hagidda Bulshada
Hababka ugu saamaynta badan ee wax loo gudbiyo waxa ka mid ah habka maadda iyo qosolka. Sooraan Ismaaciil waxa uu […]
Latest News
Digtoorkii Bajaajta
Waxa aan dhegaystay barnaamijkii ”Tufaaxii Aan Tirsaday” ee Codka Ubax. Way dhacdaa in qofku la kulmo qof ay naftu ka raacdo, […]
Read moreCisbitaalka Jacaylka
Kaftan iyo ciyaar ayaan u haystay, caawa se hortiisa ayaa la i joojiyey. Dhabarkayga waxa jira mugdi, hortaydana waxa qotoma […]
Read moreDux U Yeel Qoraalkaaga
Qaybta 1-aad Qaybtan u horreysa ee qorallada taxanaha noqon doona, waxa aynu kaga hadlaynaa afarta calaamadood ee kala ah ta […]
Read more